Thursday, May 11, 2017

Talooyinka Caafimaadka

Cadaadiska dhiigga qofka caadiga ah ama aan xanuunsaneyn wuxuu ka ag dhowyahay tirada 120 oo la hoos dhigay 80 ama ka yar. Cadaadis dhiigga sarreeya waa 140 oo la hoos dhigay 90 iyo wixii ka sarreeya.

No comments:

Post a Comment