قال رسول الله صَلّى الله عليه وسلم: "تحَرُّوا ليلة القدر في الوتر من العشر الأواخر من رمضان" (متفق عليه)Nabigu wuxuu yiri "Ka Raadiya Habeenka laylatul Qadriga Tirada Is dheer oo ka mid ah Tobanka Danbe Ee Ramadaan
Ducada galidda Suuqa لا إله إلا الله وحده لا شريك له،له الملك وله الحمد،يُحيي ويُميت،وهو حي لا يموت،بيده الخير وهو على كل شئ قدير “Ilaah xaq lagu caabudo majiro Allaah mooyee, Isagoo Kaligiis ah mana laha cid wax la wadaagta, wuxuu leeyahay boqornimo wuxuuna leeyaahay Mahad, isagaa wax nooleeya, isagaanaa wax Dila, wuuna noolyahay Nolol Daaim ah, mana Dhinto, gacantiisa ayuu khayrku ku sugan yahay, wax kastana wuu karaa”
وعن سهل بن سعد - رضي الله عنه - عن النبيِّ - صلى الله عليه وسلم - قَالَ: «إنَّ في الجَنَّةِ بَابًا يُقَالُ لَهُ: الرَّيَّانُ، يَدْخُلُ مِنْهُ الصَّائِمُونَ يَومَ القِيَامَةِ، لاَ يَدْخُلُ مِنْهُ أحدٌ غَيْرُهُمْ، يقال: أيْنَ الصَّائِمُونَ؟ فَيَقُومُونَ لاَ يَدخُلُ مِنْهُ أَحَدٌ غَيْرُهُمْ، فَإذَا دَخَلُوا أُغْلِقَ فَلَمْ يَدْخُلْ مِنْهُ أَحَدٌ». متفقٌ عَلَيْهِ.Nabiga wuxuu yiri Jannada waxaa ku jira Albaal la yiraahdo Rayyaan,waxaa Maalinta Qiyaamaha ka galaya kuwa Sooma ,Qof aan iyaga ahayna ma galayo,waxaa la oranayaa aawey kuwii Soomi jirey? Markaas ayey soo kacayaan Qof aaan iyaga ahayni kama galayo markii ay galaana waa la xirayaa qof kalena kama galayo.
قال رسول الله صَلّى الله عليه وسلم: "تحَرُّوا ليلة القدر في الوتر من العشر الأواخر من رمضان" (متفق عليه)Nabigu wuxuu yiri "Ka Raadiya Habeenka laylatul Qadriga Tirada Is dheer oo ka mid ah Tobanka Danbe Ee Ramadaan
ReplyDeleteDucada afurka
ReplyDeleteذَهبَ الظَّمأُ، وابتلَّت العروقُ وثَبَتَ الأجرُ إنْ شاء الله
<< Oonkii wuu tagay, xididadiina wey qoyeen, ajirkiina wuu sugnaaday inshaa alaah >>
Ducada galidda Suuqa لا إله إلا الله وحده لا شريك له،له الملك وله الحمد،يُحيي ويُميت،وهو حي لا يموت،بيده الخير وهو على كل شئ قدير
ReplyDelete“Ilaah xaq lagu caabudo majiro Allaah mooyee, Isagoo Kaligiis ah mana laha cid wax la wadaagta, wuxuu leeyahay boqornimo wuxuuna leeyaahay Mahad, isagaa wax nooleeya, isagaanaa wax Dila, wuuna noolyahay Nolol Daaim ah, mana Dhinto, gacantiisa ayuu khayrku ku sugan yahay, wax kastana wuu karaa”

ReplyDelete