Friday, June 24, 2016
وعن سهل بن سعد - رضي الله عنه - عن النبيِّ - صلى الله عليه وسلم - قَالَ: «إنَّ في الجَنَّةِ بَابًا يُقَالُ لَهُ: الرَّيَّانُ، يَدْخُلُ مِنْهُ الصَّائِمُونَ يَومَ القِيَامَةِ، لاَ يَدْخُلُ مِنْهُ أحدٌ غَيْرُهُمْ، يقال: أيْنَ الصَّائِمُونَ؟ فَيَقُومُونَ لاَ يَدخُلُ مِنْهُ أَحَدٌ غَيْرُهُمْ، فَإذَا دَخَلُوا أُغْلِقَ فَلَمْ يَدْخُلْ مِنْهُ أَحَدٌ». متفقٌ عَلَيْهِ.Nabiga wuxuu yiri Jannada waxaa ku jira Albaal la yiraahdo Rayyaan,waxaa Maalinta Qiyaamaha ka galaya kuwa Sooma ,Qof aan iyaga ahayna ma galayo,waxaa la oranayaa aawey kuwii Soomi jirey? Markaas ayey soo kacayaan Qof aaan iyaga ahayni kama galayo markii ay galaana waa la xirayaa qof kalena kama galayo.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment