Friday, June 24, 2016
عن أَبي هريرة - رضي الله عنه - قَالَ: قَالَ رسول الله - صلى الله عليه وسلم: «قَالَ اللهُ - عز وجل: كُلُّ عَمَلِ ابْنِ آدَمَ لَهُ إِلاَّ الصِّيَام، فَإنَّهُ لِي وَأنَا أجْزِي بِهِ، وَالصِّيَامُ جُنَّةٌ ، فَإذَا كَانَ يَومُ صَوْمِ أحَدِكُمْ فَلاَ يَرْفُثْ وَلاَ يَصْخَبْ فإنْ سَابَّهُ أحَدٌ أَوْ قَاتَلَهُ فَلْيَقُلْ: إنِّي صَائِمٌ. وَالذِي نَفْسُ مُحَمَّدٍ بِيَدِهِ لَخُلُوفُ فَمِ الصَّائِمِ أطْيَبُ عِنْدَ اللهِ مِنْ رِيحِ المِسْكِ. لِلصَّائِمِ فَرْحَتَانِ يَفْرَحُهُمَا: إِذَا أفْطَرَ فَرِحَ بفطره، وَإذَا لَقِيَ رَبَّهُ فَرِحَ بِصَوْمِهِ». متفقٌ عَلَيْهِ، وهذا لفظ روايةِ البُخَارِي. Ilaahay Wuxuu yiri Camalka ibnu Aadamka oo dhan isaga ayaa iska leh Soomka Mooyee , Soomka aniga ayaa iska leh aniga ayaana ka abaal gudaya, Soomku waa Gaashaan , haddii uu ahaado qof idinka mid ah Soomkiisu, yuusan Afxumoon,Yuusanna Qaylin,haddii Qof la Caytamo ama la Dagaallamo ha yiraahdo anigu waan Soomanahay, Kii Nafta Muxumed gacantiisa ku jirtaan ku dhaartaye Qofka sooman Riixda Afkiisa way ka Caraf badan tahay illaah agtiisa Miskiga,Qofka sooman wuxuu leeyahay labo Farxadood oo uu farxayo,markuu uu afuro wuu farxaa,Rabigii markii uu la kulmana wuxuu ku farxaa Soomkiisii.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment