Saturday, June 25, 2016
Waxa uu dhahayo qofka ay u timaado arrin uu ku farxo ama uu nacayo(karho) كان صلى الله عليه وسلم إذا أتاه الأمر يسره قال :"الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات " و إذا أتاه أمر يكرهه قال : "الحمد لله على كل حال
{ Wuxuu dhihi jiray Sasuulku s.c.w haddii uu u yimaado war uu ku farxo “Mahadd waxaa leh allihii Nicmadiisa wanaagyaalku ku taam noqdaan”. haddii uu u yimaado wax uu nacayana wuxuu dhihijiray “Mahad Allaah ayaa iska leh Xaalad Walba”.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment